Alhassan Dantata: Ninkii u dhashay Nayjeeriya ee xajka ku aaday doonta - BBC News Somali
Qiyaastii 99 sano ka hor, ninkii ugu taajirsanaa Galbeedka Afrika waqtigaas, Alxaji Alhassan Dantata, ayaa gutay xajka isaga oo wata koox ka kooban 15 qof oo uu dhammaantood kharashkooda bixiyay.
bbc.com