Platform dedicated to discussing ideas that affect our society the most. Art, culture and storytelling. Host @Ismaaciilubax. Support our podcast grow bigger: ↘️

Joined November 2019
Photos and videos
Ka daawo Youtube: 👇🏾 youtu.be/JzIYd12YTQM
1
2
80
Waraysi isugu jira falsafadda iyo si-aragga Soomaalida ee arrimaha bulshada oo aannu la yeelannay Cumar Xasan. Dhowaan filo, haddii Eebbe idmo.
1
60
Buug Codaysan (Audiobook) Gaax, Qaybtii 1-aad. Link 👉🏾: youtu.be/C7ehgvbsLLI
1
56
Waraysiga Saxafi Cabdirisaaq Terra. La soco habeennimada Jimcaha, haddii Eebbe idmo.
1
2
270
31 Jan 2025
Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Ka daawo: youtu.be/NtsLoc8GI2g Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/episod…
1
3
511
24 Jan 2025
Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Ka daawo: youtu.be/kV9nFSnYZP4 Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/episod…
1
1
368
18 Jan 2025
Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Ka daawo: youtu.be/f6DVr0jme5k Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/episod…
1
2
263
17 Jan 2025
UMULISADII GEBILEY Documentary Dhowaan Filo - Coming Soon Produced by Codka Ubax Directed by Mustafa Saeed
1
5
229
Waxa dib i noogu bilaabmay barnaamijyadii Codka Ubax. Sannad cusub iyo sannadguurada 5-aad. ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Ka daawo halkan: youtu.be/YyWBxUIxGn8 Ama ka dhegayso halkan: buzzsprout.com/721491/episod…
1
1
182
Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan! Ka dhegayso Youtube-ka: youtu.be/8dDmCYN-hyA Ka dhegayso Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/episod…
1
3
271
23 Sep 2024
Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Ka dhegayso Youtube: youtu.be/o_wx_0xwGJE Ama ka dhegayso Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/158016…
1
2
207
16 Sep 2024
Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Ka dhegayso Youtube-ka: youtu.be/R7-TU85qCn0 Ama ka dhegayso adeegga Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/157625…
1
5
166
13 Sep 2024
Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Ka dhegayso Youtube: youtu.be/J34I1-Fydcc Ka dhegayso adeegga Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/157481…
1
3
130
28 Jun 2024
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Ka daawo Youtube: youtu.be/qEVeJQr5ZV8 Ka dhegayso Podcast: buzzsprout.com/721491/153290…
1
4
226
31 May 2024
Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye" Ka dhegayso adeegga Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/151712… Ka daawo Youtube-ka: youtu.be/tyuWD8WBfM8
1
1
268
Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Ka daawo: youtu.be/SroTo-6TzU0 Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/150035…
2
6
411
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan "Musaabaqo". Ka daawo: youtu.be/UPsoWjF3T1E
1
2
294
19 Apr 2024
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Ka daawo: youtu.be/BfDs81FtvTQ Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/149197…
3
2
749
19 Apr 2024
Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Ka daawo: youtu.be/4K_i6yk83CU Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/148784…
1
1
189
10 Dec 2023
Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan! 👇🏾👇🏾 youtu.be/eri8yfBn_0Q 👇🏾👇🏾 buzzsprout.com/721491/141203…
1
1
644