Official Twitter Account of Mogadishu Municipality / Twitter-ka Rasmiga ah ee Dawladda Hoose ee Muqdisho

Joined February 2015
926 Photos and videos
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe, kaasi oo ay sanadkan u fariisteen in ka badan 46,000 arday, laguna galayo 125 xarumood oo loo dhameystiray ilaalinta tayada imtixaanaadka.
5
7
371
Maamulka Gobolka Banaadir oo go’aamo kasoo saaray Bannaanbaxyada Mucaaradka.
2
4
14
790
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Xarunta Maamulka Degmada Shingaani, oo dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran lagu sameeyay, si' loo xoojiyo hufnaanta maamulka, islamarkaana sare loogu qaado adeegyada dadweynaha.
3
6
15
608
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo booqday xerada TurkSom, ayaa boogaadiyay hawlaha tababarka, dib-u-dhiska iyo tayeynta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo dadaallada lagu taageerayo xasilloonida Caasimadda Muqdisho.
1
5
19
1,051
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu weheliyo Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Keydka Daawada ee G/Banaadir, si loo xoojiyo adeegyada xarumaha caafimaadka Muqdisho.
1
9
19
1,692
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda oo diiradda lagu saaray, xoojinta wada-shaqeynta, ka hortagga falalka amni-darrada iyo adkeynta amarkii lagu hakiyay dhammaan hawlaha fulinta dhulalka.
2
5
17
1,139
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa munaasabadda maalinta shaqaalaha aduunka awgeed hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed.
3
6
350
Maamulka Gobolka Banaadir oo amar kasoo saaray istecmaalka lacagta Shillin Soomaaliga
1
3
278
Madaxweynaha JFS, Md. Xasan Sh. Maxamud ayaa ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka Çağrı Bey, oo si rasmi ah u billaabaya howlaha qodista shidaalka Soomaaliya, taasi oo ah tallaabo qaran oo dalkeenna u horseedaysa horumar dhaqaale, koboc maalgashi iyo fursado shaqo.
2
2
11
525
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Md. Xamsa Cabdi Barre, Duqa Caasimadda Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) & Wasiiro ayaa ka qeyb galay tartanka Orodka Gaaban ee Toddobaadka Ciyaaraha Nabadda & Horumarka, kaasi oo ka tarjumaya rejada wanaagsan ee ku aadan mustaqbalka dalkeena.
1
3
11
355
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray mashruuca biyo-qabadka Warta Siigaale, oo ay isugu ururaan biyaha ka yimaada 7-degmo, iyadoona wejiga labaad ee mashruucan diiradda lagu saari doono horumarinta deegaanka.
1
7
15
951
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xarigga ka jaray waddada Sheekh Cali Suufi ee Deg. Hodan. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dib u dhis isku dheeli tiran uu ka socdo Magaalada Muqdisho, dhawaanna la dhisi doonno waddada Warshadaha.
2
5
17
795
Madaxweynaha Jamguuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sh. Maxamuud ayaa xarigga ka jaray, Waddada laamiga ah ee isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, asigoona tilmaamay in dhismaha Waddadaan ay astaan u tahay dib u soo kabashada iyo horumarka muuqda ee Caasimadda.
3
12
476
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa boqolaal shacab ah iyo Mas’uuliyiin Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday Duleedka Degmada Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho.
3
6
404
The Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Region, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), cast his vote in the Benadir Regional Council Election in Karan District, highlighting the historical importance of this election for the people & the future of governance in the country.
5
7
29
1,731
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa codkiisa doorashada Golaha Deegaanka G/Banaadir ka dhiibtay Degmada Kaaraan, isagoo muujiyay muhiimadda taariikhiga ah ee ay doorashadani u leedahay shacabka iyo mustaqbalka dowladnimo ee dalka.
2
10
33
1,494
Madaxweynaha JFS, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Koobka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka G/Banaadir iyo degmooyinka deriska la ah ee Balcad iyo Warsheekh, guddoonsiiyay Degmada Howlwadaag, waxaana munaasadda goob joog ka ahaa Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
2
12
584
The Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Region, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab) and the European Union Ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, discussed accelerating support for state-building, stabilization, & reconstruction of the country, especially in Mogadishu.
4
21
2,872
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay sanad-guurada 71-aad ee maalinta Calanka Soomaaliyeed (12-ka Oktoobar), oo ah maalin qiimo weyn ugu fadhisa guud ahaan Shacabka Soomaaliya.
2
14
569
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) & Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Ambaasadoor Francesca Di Mauro, ayaa ka wada-hadlay dardargelinta taageeridda dawlad-dhiska, xasilinta, iyo dib-u-dhiska dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.
3
12
646