Official @X account of Puntland Defence Force. Committed to preserving, defending, & protecting the people, property, and territorial integrity of #Puntland

Joined September 2022
75 Photos and videos
Madaxweynaha Dawladda Puntland @HESaidADeni ayaa maanta tababar u furay Guutada 3-aad ee Ciidanka Difaaca ee ka hawlgasha buuralayda Calmiskaad, isagoo bogaadiyay guushii howlgalkii Calmiskaad iyo diyaarinta ciidanka mustaqbalka. #Puntland #Somalia
3
8
705
Waa Qaar ka mid ah maxaabiista Ajaanibta ah ee Daacish oo lagu qabtay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad, waxay u kala dhasheen Turkey , Saudi Arabia, Morocco , Ethiopia, Syria Iyo Tanzania. #Puntland #Somalia
3
10
36
3,800
Puntland Defence Force retweeted
Gen. Anderson reaffirmed U.S. support for African-led efforts to counter ISIS and al-Shabaab, meeting leaders in Ethiopia, Somaliland, and Puntland. He highlighted AFRICOM’s unique capabilities that strengthen regional security and help defend the U.S. homeland.
82
245
804
144,116
Taliyaha Ciidanka Difaaca Puntland Gen. Aaden Cabdi Xaashi ayaa ka qaybgalay kulankii Boosaaso lagu qabtay ee ay yeesheen Dowladda Puntland iyo wafdi ka socda Dawladda Maraykanka oo uu hoggaaminayo Taliyaha AFRICOM Gen. Dagvin R.M. Anderson. #Puntland #Somalia
2
9
15
2,562
Calmiskaad, Hawlgal Cir iyo Dhul ah, oo ay fuliyeen saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka ee taageeraya Hawlgalka, ayaa lagu beegsaday bartilmaameedyo sarsarre oo ka tirsan Argagixisada Daacish. Wixii faahfaahin ah Goordhow.
1
2
5
1,111
Ciidanku waxay gacanta ku dhigeen Madaxii hagista GPS-yada ee Argagixisada Daacish, Kaasi oo la qabtay isagoo firxad ah. Ninkan oo u dhashay dalka Moroco ayaa magaciisa ku sheegay Cabdirixiin Ibnu Borosa. Wasiirka Ganacsiga Axmed Shire ayaa gaaray goobta ninkan lagu qabtay.
2
5
771
Duqeyn ayaa hadda lagula beegtay firxadka Argagixisada Daacish, Ceelka Maragade ee togga baallade. Duqeynta waxa fuliyey saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka . #Calmiskaad
1
3
8
644
Duqeyn ayaa saacado kahor lala beegtay xubno firxadka argagixisada Daacish ka mid ah oo ku dhuumanayey Tog ku yaalla Baallade, Duqeynta waxaa fuliyey Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka. #Calmiskaad
1
5
561
Maanta Ciidanku waxay u gudbeen qeybo cusub oo ka mid ah Togga Baallade, Hawlgal cir iyo dhul ah ayeey ku sifeynayaan haraadiga firxadka Argagixisada Daacish. #Calmiskaad
1
5
382
Ciidanku waxay maanta hawlgal Cir iyo dhul ah ka wadaan Maraagane oo ka tirsan Togga Baalade- Calmiskaad, Firxadkii Argagixisada Daacish ayaa halkaasi laga sifeynayaa.
1
313
The Puntland Defence Force welcomes the strategic meeting between President @HESaidADeni and the UK Ambassador, @CharlesKingFCDO, in Bosaso, which focused on strengthening security cooperation, development, & counter-terrorism efforts. 🇸🇴🤝🇬🇧 #Puntland @UKinSomalia #Security
4
17
3,422
Argagixiso kasta oo dalkeenna kusoo duusha sidan ayuu ku danbeyn doonnaa, Ciidankeennu Godadka ayeey ugu galeen waan sifeynayaan haraadiga firxadka. Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland - Calmiskaad -
6
749
Hawlgalkii maanta ee miineysteeyashii Firxadka Argagixisada Daacish waa lasoo afjaray, 3-dii u danbeysay oo god galay ayaa hada la dilay, Wadarta inta la dilay waxay noqotay 8, midna nolol ba lagu qabtay. #Calmiskaad
1
543
Allaahu Akbar, Ciidanku waxay dileen 5Argagixiso ah, midna nolol ayeey ku qabteen, waa firxadkii Miinada u dhigay AHUN Gen. Qalyare. Hawlgalka ayaa weli ka socda aaga #Kooraxanle iyo #Abal ee Buuralayda #calmiskaad
1
5
597
Allaah ha u naxariisto Taliye Gen. Axmed Qalyare iyo askarigiisii ku shahiiday qarax ka dhacay Calmiskaad. Dhagarta Argagixisada ma naga celin karto hawlgallada socda. Dhiiggooda shuhaadada ah wuxuu ku suntan doonaa taariikhda halganka Puntland ee ka dhanka ah Daacish.
8
4
25
1,950
Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka oo taageeraya Ciidanka Hawlgalka kujira, ayaa Labo duqeyn hadda la beegsaday Godadka firxadka Argagixisada Daacish ku dhuumanayeen ee togga baalade, #calmiskaad
5
4
14
953
Puntland Defence Force retweeted
Ambassador Riley and @USSOCAF Commander Major General Claude Tudor met with President Deni to express appreciation for Puntland's steadfast efforts in combating ISIS and ensuring maritime security. While the United States provides unique capabilities in support, local forces are the tip of the spear, taking the fight to the enemy who threatens not only Somalia, but the region, and our homeland. This is the kind of coordinated approach that helps protect American interests at home and abroad.
83
68
238
67,624
BAALLADE 🚨 Ciidamada difaaca Puntland oo ku guuleystay hawlgalkii ciribtirka argagixisada! Waxay gacanta ku dhigeen god ay ku kaydsanaayeen qaraxyo & daawooyin fara badan ✅ Guulaha waa isdaba joog ☠️ Maalmaha ugu dambeeya ee firxadka #Daacish
2
4
12
841
Ciidanku waxay qabteen Labo Ajaanib ah oo ka mid ah Firxadka Argagixisada Daacish, kuwaasi oo isku dayayey inay soo aadaan dhinaca Boosaaso, Hawlgalka ayaa ka dhacay Togga Gaaca. labada Nin waa Itoobiyaan mid waxyar ka yaqaan Soomaaliga.
2
6
534
Ciidanka Amniga Puntland ayaa maanta howlgal ka dhacay deegaanka Calmiskaad ku qabtay 150 sanduuq oo rasaas ah, waxayna la wareegeen godad cusub oo ay ka carareen Argagixisada Daacish. Howlgalladu waa kuwo socda oo lagu beegsanayo firxadka argagixisada. #Puntland #Somalia
5
24
1,145