SPA Learning Lab is a training and capacity development facility run by @somalipubagenda.

Joined September 2020
41 Photos and videos
Pinned Tweet
In collaboration with @DigitalShelter, we have completed Blog Writing Training to 29 young #Somali bloggers (19 female & 10 male). We are grateful to @shakasom & @Shaakirmc who co-facilitated the training & our mentors: @MohamedOkash_, @HusseinSabrie, @MahadWasuge, @MowliidAHassan, @FarhiaMohamuud & @QoraaDayax.
1
13
31
2,446
SPA Learning Lab retweeted
๐Ÿš€ New Blog Post Just published ! Iโ€™m excited to share my latest blog โ€” itโ€™s finally live! Take a moment to check it out ๐Ÿ‘‰ shorturl.at/WbjrG @somalipubagenda @SPALearningLab #Bolger #reflection #research
5
7
211
SPA Learning Lab retweeted
๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐—”๐—บ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ February 28, 2026, Israaโ€™iil iyo Mareykanka oo is kaashanaya ayaa weerar cirka ah ku qaaday magaalada Tehraan ee ah caasimadda Iiraan, halkaas oo ay ku beegsadeen hoggaamiyihii sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran iyo saraakiil sarsare. Weerarkaas ka dib waxaa billowday weerarro is dabajoog ah oo aargoosi ah kuwaas oo ay Iiraan ku qaadday Israaโ€™iil, dalalka khaliijka iyo qaar ka mid ah saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe. Dagaalkan ayaa abuuray cabsi laga qabo in uu ku fidi karo dalal hor leh oo ay ka mid yihiin dalalka Geeska Afrika sida Soomaaliya. Agaasimaha SPA Policy Lab, Dr. Aweis Ahmed, ayaa faalladan ku gorfeynaya saameynta dagaalka Bariga Dhexe uu ku yeelan karo Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda. youtu.be/fqCJiXwmsiI?si=IKKVโ€ฆ

3
3
250
SPA Learning Lab retweeted
Read the first of our @SPAPolicyLab Occasional Paper Series! Thisย Occasional Paperย so-authored by @FarhiaMohamuud, @Aweisade & @derekbmiller distills and adapts key findings from a longerย Policy Design Solution Paperย onย Public Financial Management (PFM) in Adado District. While the original design paper offers a detailed account of research findings, design propositions, and implementation blueprints, this version extracts theย core analytical and practical insightsย and presents them in aย concise, decision-oriented formatย for policymakers and practitioners. ๐Ÿ”—ย Read it here:ย somalipublicagenda.org/rebuiโ€ฆ
6
6
506
SPA Learning Lab retweeted
Muqdisho, February 17, 2026: Xarunta tabararada @SPALearningLab ee Somali Public Agenda ayaa qabatay xafladda qalinjabinta dufcada 10aad ee koorsada blog qorista. Koorsadan oo socotay muddo bil ah ayaa waxaa ka aflaxay 16 dhallinyaro ah (11 rag ah iyo 5 dumar ah). Qorayaasha cusub waxaan u rajeyneynaa in ay cod u noqdaan bulshada, soona gudbiyaan sheekooyin waxtar leh oo sare u qaada wacyiga iyo aqoonta bulshada qeybaheeda kala duwan. #SPALearningLab #BlogWriting
5
14
359
SPA Learning Lab retweeted
โ€œIt taught me that a single story can resonate widely, inspire change, and connect people across borders. Thanks to Somali Public Agenda for helping me become a blogger and for introducing such a rare training course in Somalia. That four-week-long course, four years ago, was my window into the blogging world.โ€ Read @AliHilowle8โ€™s blog on his fourth anniversary as a blogger; he took a blog-writing course from @SPALearningLab. alihilowle.medium.com/four-yโ€ฆ
2
2
850
SPA Learning Lab retweeted
Week 4 Blog Writing Course @SPALearningLab
1
2
36
SPA Learning Lab retweeted
We have successfully concluded our annual Board meeting in #Mogadishu. The meeting this year focused on strengthening SPAโ€™s engagements, partnerships, and resource mobilization to sustain and scale impact in a changing political and funding environment.
2
10
398
SPA Learning Lab retweeted
2025 was another productive year for @somalipubagenda. We are grateful to our donors and partners for trusting us with their support, enabling us to continue contributing to the improvement of governance in Somalia.
2025 was a record-breaking year across our programmes! ๐Ÿ“„ We published 23 research and analytical papers โ€” our highest ever. ๐Ÿค We convened 31 forums, both in person (Nairobi, Mogadishu, Kismayo, Garowe, Bosaso, Qardho, Dhusamareb, and Adado) and online, engaging 1,300 participants. ๐ŸŽ“ We trained 73 trainees, primarily youth, in research and writing. ๐ŸŽ™๏ธ We released 36 podcast episodes, reaching hundreds of thousands of listeners. ๐Ÿ“˜ Read our 2025 Annual Report here: ๐Ÿ”— somalipublicagenda.org/annuaโ€ฆ
5
11
806
SPA Learning Lab retweeted
2025 was a record-breaking year across our programmes! ๐Ÿ“„ We published 23 research and analytical papers โ€” our highest ever. ๐Ÿค We convened 31 forums, both in person (Nairobi, Mogadishu, Kismayo, Garowe, Bosaso, Qardho, Dhusamareb, and Adado) and online, engaging 1,300 participants. ๐ŸŽ“ We trained 73 trainees, primarily youth, in research and writing. ๐ŸŽ™๏ธ We released 36 podcast episodes, reaching hundreds of thousands of listeners. ๐Ÿ“˜ Read our 2025 Annual Report here: ๐Ÿ”— somalipublicagenda.org/annuaโ€ฆ
10
13
1,293
SPA Learning Lab retweeted
โ€œI began my hands-on experience with the Research Department, where I took on a supportive yet meaningful role in ongoing research activities.โ€ ๐Ÿ“– Read @ManhaAhmed10โ€™s reflection blog post on her internship journey at SPA๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ”—somalipublicagenda.org/manhaโ€ฆ
4
7
594
SPA Learning Lab retweeted
๐—ก๐—˜๐—ช ๐—ฅ๐—˜๐—ฆ๐—˜๐—”๐—ฅ๐—–๐—› ๐—ฅ๐—˜๐—ฃ๐—ข๐—ฅ๐—ง ๐—œ ๐—˜๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฅ๐—ผ๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ณ ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ (๐—ฃ๐—™๐— ) ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐—บ๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐˜ƒ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—™๐—ถ๐˜€๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฟ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—™๐—ฒ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐—š๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ (๐—™๐—š๐—ฆ) ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ฒ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜€ (๐—™๐— ๐—ฆ) This study examines how Somaliaโ€™s public finance systems have evolved since 2012 and how these reforms have affected revenue collection, public spending, transparency, and relations between the federal and state governments. The findings show that while Somalia has made notable progressโ€”particularly in meeting donor-driven targetsโ€”the fiscal system remains fragile and heavily dependent on external pressure and support. Read the full research report here: somalipublicagenda.org/examiโ€ฆ
5
8
401
SPA Learning Lab retweeted
Isbuucii hore @SPALearningLab waxa ay soo gunaanadday tababar lagu baranayay sida cilmibaaris loo sameeyo. Isbuucan waxaa furmay codsiga tababar lagu baranayo blog qorista oo la bixin doono bisha soo socota ee Janaayo. Waxa ay inta nasiibka u hesha kamid noqon doonaan dufcada 10-aad ee qaadata tababarka blog qorista. Inta daneyneyaa, oo qaar siyaabo kala duwan iilasoo xiriireen, halkan ayay kasoo codsan karaan muddada kooban ee uu codsiga furan yahay. somalipublicagenda.org/call-โ€ฆ
6
9
451
SPA Learning Lab retweeted
๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ง๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ Xarunteenna tababarrada ee @SPALearningLab ayaa sanadkii 3-aad qabatay tababarka cilmibaarista kaas oo ay ka faaโ€™ideystaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee daneysa cilmibaarista. Tababarka sanadkan oo ay ka qalinjabiyeen 26 dhallinyaro (11 dumar iyo 15 rag), ayaa waxaa bixinayey macallimiin khibrad leh in muddo ahna ku soo dhex jiray xirfadda cilmibaarista. Halkan ka daawo muuqaalka xafladda qalinjabinta. #SPALearningLab #ResearchTraining #SPALearning
4
9
223
SPA Learning Lab retweeted
26 new researchers have successfully completed a #researchtraining program conducted by the @SPALearningLab at @somalipubagenda (SPA). We are very proud to have produced more than 56 young researchers over the past three years. Congratulations to all of them.
1
1
56
SPA Learning Lab retweeted
Muqdisho, Diseembar 11, 2025: Waxaa si guul ah noogu soo idlaaday tababarkii cilmibaarista oo socday muddo 7 isbuuc ah. Tababarkan oo ay ka faaโ€™ideysteen 26 dhallinyaro (11 dumar iyo 15 rag), waxaa bixinayey macallimiin khibrad leh in muddo ahna ku soo dhex jiray xirfadda cilmibaarista. @SPALearningLab waxa ay ku faaneysaa in ay soo saartay wadar ahaan 56 dhallinyaro ah oo faham ballaaran ka haysta sida loo sameeyo cilmibaaris waxtar leh. Waa dufcadii 3aad ee ka aflaxda xarunta tababarrada ee SPA Learning Lab. Hambalyo ayaan leennahay. #SPALearningLab #ResearchTraining
1
8
12
391
Galabta waxaa kulan kubbadda cagta ah wada ciyaaray kooxda SPA iyo kooxda dufcada 3aad ee tababarka cilmibaarista. Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 6-13 oo ay guushu ku raacday kooxda dufcada 3aad ee tababarka cilmibaarista. Hambalyo ayaan leennahay ardaydeenna.
2
77
SPA Learning Lab retweeted
๐—๐—ฎ๐—บ๐—ต๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—œ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด ๐—ฃ๐—ผ๐—ฑ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐˜ 25 sano ayaa laga joogaa markii bishii August 2000 lagu dhisay Jamhuuriyadda Saddexaad ee magaalada Carta ee dalka Jabuuti. Shir lagu maamuusayo sanadguuradaas ayaa dhawaan lagu qabtay magaalada Carta. Geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya rubuc qarni kadib weli waa qabyo. Nidaamkii federaalka weli lama dhameystirin. Dib-u-eegista dastuurka weli waa socotaa. Dowladda federaalka iyo qaar kamid ah dowlad-goboleedyadana khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex taagan. Qeybtan 62-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge & @DrBaadiyow, oo ah Lataliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh ee Arrimaha Dib-u-heshiisiinta, ayaa ku gorfeynaya jamhuuriyadda 3-aad 25 sano kadib. #SPAPodcasts #MaamulWanaagPodcast #MaamulWanaag #SomaliPublicAgenda #MahadWasuge #DrBaadiyow
6
9
418
SPA Learning Lab retweeted
๐—–๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐—๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ & ๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ก๐—œ๐—ฅ๐—” ๐˜‚ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—œ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด ๐—ฃ๐—ผ๐—ฑ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐˜ Hay'adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed (NIRA) ayaa waxa ay ku howlaneyd in muddo ah bixinta karaarka aqoonsiga dadweynaha. Balse dhowrkii bil ee ugu dambeeyay waxaa jirtay in dadweynuhu aad ugu xoomeen qaadashada kaarka, halkaasoo culeysyo kala duwan ay la kulmeen dadweynaha kaarka dalbanayay iyo howlwadeennada Hayโ€™adda. Qeybtan 39-aad ee Adeeg Wanaag, @Aweisade iyo @Mohamedjuuni, oo ah agaasimaha Waaxda Howlgelinta ee hayโ€™adda @NIRASomalia, waxa ay ku falanqeynayaan waxyaabaha sababay dadweynuhu in ay isku ciriiriyaan qaadashada kaarka aqoonsiga, culeysyada soo kordhay, sida Hayaโ€™ddu ay u maareysay illaa iyo hadda iyo waxa uga qorsheysan in la fuddudeeyo qaadashada kaarka. #AdeegWanaagPodcast #SomaliPublicAgenda #AweisAhmed #NIRA
3
4
635
SPA Learning Lab retweeted
On November 12, 2025, we had the pleasure of meeting our alumnus, Abdi Ibrahim Mudey, for a catch-up meeting. Abdi is a graduate of the 4th cohort of SPAโ€™s Blog Writing Training Program. During the meeting, we reflected his blogging journey since 2023. The purpose of the meeting was to provide advice and guidance to the alumni. It was a pleasure reconnecting with Abdi and learning about his progress. #SPALearningLab #Blogger
2
10
1,048
SPA Learning Lab retweeted
๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ž๐˜‚ ๐—ซ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—œ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด ๐—ฃ๐—ผ๐—ฑ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐˜ Dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku jirtaa sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista dastuurka weli waa qabyo. Hannaanka doorashada waxa aanan qeyb ka ahayn siyaasiyiin ay kamid yihiin madaxweynayaal & raysal wasaarayaal hore. Raysal Wasaarihii hore ee dalka, @OmarSharmarke, waxa uu kamid ahaa afar siyaasi oo ka tirsanaa Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo heshiis siyaasadeed la galay hoggaanka dowladda federaalka 25-kii August ee sanadkan. Hadda waa hoggaamiyaha urur siyaasadeed 6-dii September la diiwaangeliyay oo qorsheynaya in uu ka qeyb galo doorashooyinka dowladaha hoose ee la qorsheynayo in ay dhawaan qabsoomaan. Qeybtan 61-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge & Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo Raysal Wasaare soo noqday labo jeer, sidoo kalena sanadkii 2017 ahaa musharrax Madaxweyne, waxa ay isla gorfeynayaan maareynta doorashooyinka Soomaaliya iyo caqabadaha ku xeeran. #SPAPodcasts #MaamulWanaagPodcast #MaamulWanaag #SomaliPublicAgenda #MahadWasuge #OmarAbdirashid
2
6
7
5,068