Serial Entrepreneur, Seasoned Cryto,Stocks trader/investor, writer, data analyst, with SS & Environment Degree.

Joined May 2010
1,427 Photos and videos
Pinned Tweet
10 Feb 2025
Nagu soo biir Book club goob degan cilmi iyo wax aqris si free ah boqolaal book finance personal growth, naftaada iyo jeebkaada ku hor mari. t.me/ X8UnIusLOfdmYWZk
10
11
109
88,406
Let’s go 🔥
Alxamdulilah maanta Class4 Waxaa si rasmi ah loogu wareejiyey team technical ka dib examskii oo u bilowdey casharadii technical analysis full class MashaAllah, 👏
10
266
SpaceX IPO ayaa shalay dhaawac weyn u geystey rajadii laga qabay Tokenised stocks. Systemyadii dhamaan rabay in ay fududeeyaan tokenised stocks ayaa la kulmey dhibaatadii ugu weyneyd, Runtii arintan waxay imaatay waqtigii ugu xumaa waayo waqti badan ayaa la geliyey arintan tokenised stocks qarash badan ayaa ku baxay oo ah in tokenized equities ay tahay mustaqbalka. Stocks ka iibso onchain ka trade garee 24/7 yes 24 saac adoo awood u helaayo Inaa heshid saamiyada suuqyada aduunka meel walba sida USA, Asia, Europe, Waa arin soo jiidasho leh oo on paper aad u qurxoon. Laakin SpaceX ayaa public noqdey And everything broke. 😳 Dhamaan Platformskii from Bybit, Binance, Bitget Wallet, and MEXC dhamaan waxay soo bandhigeen campaigns ay balan qaadayaan in isticmaalayaasha ay helayaan IPO access, lacago millions ayaa userska geliyeen. Hal campaign keliya ayaa soo jiitey in ka badan $557 million in USDC deposits. Laakin userskii ayaa loo sheegey after all this hype, No shares. No allocations. Lacagtiina Waa la idiin celin doonaa. Sababta ? The underlying SpaceX stock never arrived😳, sheekada dhan prank ayay ahayd 🤣
4
6
331
Tan mar walba la soco wuxuu ahaa earlier $176 hadana waa $164 Weli yaa is gaaray real valuation wuxuu ahaa $135 xisaabso 50% from there taasoo qiimaha ka dhigaysa $67.5 Laakin Aniga waa my personal valuation waa $35 to $45
12
339
Ma ahan wax sahlan, in walaalo 0 ka ah aqoonta suuqa 7 bilood yes 7 billood wax la baro kasoo cudbey multiple assignments, many exams MashaAllah waa ardaydii ugu waqtiga dheeraa from zero to complete market knowledge, hambalyo, 🎉🎉
4
3
27
786
We are live
2
209
Nagala soo qeyb gal please si aan u dhiiri gelino dhalinteena
5
360
Walaalaha raba iney iibsadaan spaceX la soco badanaa large IPOs, intaan ka aragney the data mar walba waa consistent: Valuationka ay sheegaan Maalinta koowaad badanaa wuu kasoo dhacaa, tusaale. 40kii ugu weynaa qiimaha ay kusoo baxeen75% ayay hoos ugu dhaceen sanadihii xigey. Qiimayna SpaceX ay soo bandhigeen oo ah 94x sales valuation wuxuu galayaa deep into the danger zone. Hadaa rabtid inaad iibsato stay decepline mar walba, iska sug Inta ay at least 50% discount meesha hada ay joogto ay kusoo laabato.
14
564
Waxaan idinku casuumeynaa inaad nagala soo qayb gashiin xaflada qalin jabinta ardayda @Midnimoacademy class 3, Safar dheer iyo dadaal cajiib ah ka dib final examkii ka gudbey congratulations 🎉 Maalinta jimcaha 7pm somali time
1
26
1,058
Midnimo Class4 xalay imtaxaankii fundamentalka ayaa inoo dhamaaday Alxamdulilah, sidaa natiijooyinka bilowga ah inoogu muuqda MashaAllah pass rate aad u sareysa, congratulations ardadeena, @Midnimoacademy family there will never be a half measures.
2
1
35
945
In ka badan half of all Bitcoin ee suuqa yaalo hada waxaa ay ku jiraan loss, signalkaan badanaa wuxuu muujin jirey in la joogo bear market bottom
13
532
Eid Mubarak from Midnimo family @Midnimoacademy
6
38
929
Suuqaan laba sano ayuu ku qasaarieyey daba orodka memeska oo ahaa hami iyo dareen hype ku dhisan sida hal maalin Inaa ku taajirtid, 🤣. Laakin Hada the smart money waxay u muuqataa iney u wareegeyso oo xooga ay saarayaan mashruucyada AI, iyo privacy, iyo iney helaan a tangible revenue streams. Waa wax ku saleysan kobac ama a fundamental growth, Waxayna u muuqataa in ay hada sheekadaan bilow tahay.
1
1
21
723
Berkan retweeted
🚨 LIVE NOW: Crypto Staking Casharka Waa Furanyahay Ma rabtaa inaad lacag ka samayso crypto-gaaga adigoo iska haysta? Hadda ayaan si toos ah uga hadlaynaa: • Waa maxay Crypto Staking • Sida uu u shaqeeyo • Sidee passive income looga sameeyaa • Pros & Cons-ka dhabta ah • Khaladaadka dadka badankiis sameeyaan ⏰ Hadda Live ah 📍 Telegram: Xogta Crypto 24/7 Soo gal hadda hana ka harin casharkan 👇
🔥 Ma rabtaa lacag adigoo coinkaaga iska haysta? Ma ka daashay $DCA ? Kaalay baro Crypto Staking (Siduu u shaqeeyo, Pros & Cons). 🗓️ Isniin, 25 May | 🕒 8:30 PM (Somali Time) 📍 Telegram: Xogta Crypto 24/7 Ha moogaan! 👇
2
13
902
Narrative walba aad aaminsan tahay ha noqoto PRIVACY, RWA, AI, iyo coins kaloo badan oo dad badan aan weli ogeen oo reward cajiib ah bixinaaya, iyo many sectors iyo ADIGA coinka haysato sidee looga shaqeysiiyaa, si aad uga maaranto DCA, Maanta Cashar muhiim ah ayaan leenahay, you don’t want miss this. 8:30 PM Somali time link 👇👇 t.me/ x-6ThPzQ9Kg2MTEy
12
1,582
BTC ma aaminsan tahay ma qorsheyneysaa Inaa ilaa iyo 5 sano 10 sano haysato ka waran adigoo BTC walletkaada kuugu jirto oo aadan taaban, aadan wareejin iney lacag kuu sameyso, Waa BTC Staking casharka beri aan baran doono iyo coins kaloo badan aan weli dad badan ogeyn oo reward cajiib ah ku siinaaya ka mid yihiin Privacy coins, RWA, AI, iyo sector walba aad aaminsan tahay coinka sidee looga shaqeysiiyaa looga maarmaa DCA, sidoo kale diinta maxay ka qabtaa Staking beri ayaan Deep dive research baran doonaa inshaAllah You don’t want miss this is the link 👇👇 t.me/ x-6ThPzQ9Kg2MTEy
1
4
26
1,103
Consumer Sentiment Has Never Been This Low
9
446
Ma rabtaa inaa coin iibsato lacag kuu sameeyo, adigo oo iska iibin, maku daashay DCA, kaalay baro Cashar muhiim ah oo ku saabsan Crypto Staking siduu u shaqaeyo, pros and cons deep dive Maalinta isniinta 25ta May 8:30 pm somali time. Madasha Xogtacrypto 8:30 PM somali time inshaAllah
2
2
26
1,344