Daraawiish ka dib dhulbahante iyo isaaq waxaa dhex maray 4 dagaal oo waaweyn oo lagu kala calaf qaaday 4 taba libintu waxa ay raacday dhulbahante, isaaq waxaa la socday ingiriis iyo xabashi, dhulbahante keligii ayuu dagaalamayey. 1-Xargaga, 2- Hayye 3-Kalshaale 4- Goojacade