Jabhada waxa heysta jahilnimo aad u weyn :-
1) Calankooda ma muuqdo.
2) kan madaxweynaha
@Abdirahmanirro isku sheegaya pin Israel ba la iskaga soo dhejistay suite ka.
Yahuuda waa dad bahdilaadda xiiseeya janis ma bixiyaan. Waxa ey soo dhaweyntan si toosa u dirayaan massage ah adoomo Muslim ah waa heli karna.Meshan ictiraaf kama muuqdo ilhy ba ina dilaye.Waxa muhiim ah jabhadaan magaca Soomaaliyeed ceebta ku ah DFS xaga dublamaasiyada Wasiir
@AbdisalamDhaay iyo Wasiir
@AliOmarMP wey dadaaleen lakiin waxa dhiman kaalintii wasiir
@Senfartaag iyo Wasiir
@AliYusufHosh in ey soo afjaraan.๐ธ๐ด๐๏ธ