Filter
Exclude
Time range
-
Near
๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ: ๐—”๐—œ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ! ๐Ÿš€ Ma doonaysaa in aad kor u qaaddo xirfaddaada oo aad la jaanqaaddo dunida casriga ah ee Tiknoolajiyadda? Tani waa fursaddaadii! Ku soo biir koorsada Artificial Intelligence (AI) ee ay kuu diyaarisay Xirfadley, barona sida aad u adeegsan lahayd awoodda garaadka macmalka ah si aad u beddesho shaqadaada iyo noloshaada. โœ…Creative Problem Solving: Baro sidii aad xal ugu heli lahayd caqabadaha adag adiga oo isticmaalaya qalabka AI. โœ…Increase Productivity: Labalaab wax-soo-saarkaaga iyo xawaaraha shaqadaada. โœ…Future Ready Skills: Naftaada u diyaari xirfadaha loogu doonista badanyahay suuqa shaqada ee mustaqbalka. ๐Ÿ‘‰ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐˜€๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ: Nagala soo xiriir WhatsApp link - wa.link/mw9jyf naga soo wac: 252 904 620 742. Booqo Website keena : xirfadlay.com/ Ama noogu soo dir fariin toos ah (DM) si aad booskaaga u xajisato. #Xirfadle #AICourse #FutureSkills #Technology #Somalia #Learning #ArtificialIntelligence #Productivity #Barasho #HadaCodso
1
5
146