Filter
Exclude
Time range
-
Near
Wasiirad aamin “Maanta farxad bay inoo tahay inaa goobjoog u ahaano xafladdaan lagu daahfuraayo Bangigga dhexe ee Dowladda Puntland. Waxaan rajaynayaa inuu bangiggu noqdo mid wax ka beddelo nidaamka maaliyadeed ee aynu ku shaqayno” #PLStateBank #PuntlandTurns23
3
4
‘’Sharaf bay noo tahay inan kasoo qeyb galno Dah-furka dhismaha cusub ee Bankiga DPL, Mamulkisa oo aan is dhow u wada shaqeyno waxan ku bogadinaya Horumarka weyn ee ka socda Bankiga Madaxweynaha & Barnamijkiisa Isku Tashiga ahna wan bogadinaya’’ Mamulaha Salam Bank #PLStateBank
1
1
‘’Mamulka Bankiga waxan ku bogadinayaa dadaalka Horumarineed ee ay soo wadeen 2dii sano ee ay joogeen, Dhamaan Hay’adaha Dawlada waxaan usoo jeedinaya inay Akoommo ka furtaan Bankiga DPL, Ganacsatada Xildh Cawil Daad, Gudoomiyaha guddiga dhaqaalaha Barlamaanka PL #PLStateBank
2
3
‘Sharaf bay noo aheyd in Shirkadda Albashid la siiyay qandaraaska dhismaha Bankiga cusub ee Dawladda Puntland oo maanta uu Madaxweynuhu daah-furayo, waxaan joogteynanaa inaan qeyb ka qaadanno dib u dhiska dalka’’ Mamulka Albashid Company #PLStateBank #DaahfurkadhismabangigaPL
2
3
Farxad weyn bay ii ahayd inaan ka qeyb galay daahfurka dhismaha casriga ee Bangiga #Puntland ku shaqayn dono waxaan si gaar ah ugu hambalyaynayaa maamulka Bangiga oo sawirda igu la jira @A_Waberi @BurhanBulhan @Shaywaalll @ZakiRabica @stateBankPL #PLStateBank #puntlandTurn23
5
5
‘’ Shacabku waa inay Aaminaan Dawladdooda, Dawladuhu waxay wax ku dhisaan Canshuurta dadkooda, Shacabku Canshuurta ha bixiyaan, Waxaan ballan qaadaynaa inaan Bulshada ku celinno’’ Madaxweyne Siciid Deni #PLStateBank #puntlandTurn23 @xudayfeshade
1
2
9
‘’ Waxaan si Rasmi ah u daah-furnay Bankiga Dawladda Puntland, waxaan u Mahad celinayaa Maamulka Bankiga & Shirkadda Albashid oo har & habeen usoo jeeday Hirgelinta Mashruucan’’ Madaxweyne Siciid Deni #PLStateBank #PuntlandTurns23
1
3
Mohamed Hogaamo"Maanta farxad bay inoo tahay inaa goobjoog u ahaano xafladdaan lagu daahfuraayo Bangigga dhexe ee Dowladda Puntland. Waxaan ka mahad celinayaa dadaalkii ay ku bixisay dawlada Puntland iyo shaqaalaha bangiga #PLStateBank #PuntlandTurns23
1
4
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo daahfuray dhismaha cusub ee Bangiga Dawladda Puntland xaruntiisa dhaxe ee Garoowe #PuntlandTurns23 #PLStateBank
1
1