I have just released version 0.3 of flowbite-components; the most downloaded ViewComponent-based implementation of Flowbite for Rails.
flowbite-components.substanc…
This release adds Badges, Sidebar, improved documentation, and a few bugfixes.
Quruxda iyo nashqadda website-yada waa waxa ugu horreeya ee soo jiita indhaha macaamiisha.
Haddii aad tahay qof xiiseeya Web Development ama aad taqaano aasaaska HTML iyo CSS, waa inaad ogaataa in habkii hore ee website-yada loo qaabayn jiray uu isbedelay. Hadda waxaa suuqa qabsaday "Tailwind CSS" waana xirfadda ugu badan ee ay shirkaduhu ka rabaan Frontend Developers-ka. Waa hab sahlan oo degdeg ah kaas oo kuu ogolaanaya inaad dhisto website indho qabad leh adigoon waqti badan ku lumin qorista code dhaadheer.
Si aad xirfaddan si dhab ah u barato oo aad suuqa shaqada ee sanadkan ula jaanqaaddo, waxaan kuugu bishaaraynaynaa koorsada "Tailwind Css Modern Course".
Koorsadan kuma baranaysid oo kaliya aragti, balse waxaad si dhab ah uga bilaabaysaa eber ilaa heer sare, adigoo gacantaada ku dhisaya mashruuc dhamaystiran oo ah "Portfolio Website" casri ah kaas oo si fiican uga dhex muuqanaya dhammaan aaladaha kala duwan sida moobilada iyo kombuyuutarada.
Sidoo kale koorsadu ma aha mid ku kooban Tailwind CSS oo kaliya, ee waxaad ku baran doontaa adeegsiga Flowbite iyo Web3forms oo kuu sahlaya in website-kaaga si toos ah farriimo looga soo diro, iyo weliba aasaaska Git, GitHub iyo Vercel si aad mashruucaaga adduunka ula wadaagto. Waa hanti aqooneed oo dhamaystiran oo waliba shahaado wadata.
Waxa aad maanta barato waa miraha aad berri guran doonto. Ha lumin wakhti kale ee isla hadda booqo bogga koorsada oo daawo muuqaalkeeda hordhaca ah ka hor inta aadan iska diiwaan galin: xirfadlay.com/courses/tailwi…
Figma's Community now has 4,770 free UI kits.
Most are outdated. The ones worth using in 2026: Untitled UI, Material 3, iOS 18, shadcn/ui, Flowbite.
Look for Auto Layout 5.0, Variables, a commercial license, and recent updates.
uithings.com/free-figma-ui-k…