Federalist for united and stable Somalia. Former PS, OPM, FGS.| Husband and father.

Joined July 2009
1,192 Photos and videos
Tallaabadaani waa mid saxeeysa dood siyaasi ah oo ka jabneeyd reer Puntland una gogol-xaaraysa is-waafajinta mowaaqiftooda siyaasiga ah ee heer federaal iyo heer state. Marna maang-gal ma noqon karin lagumana difaaci karin miiska doodaha heer qaran ee dib-u-dhiska dawladnimada in Puntland isku mamaamusho nidaam presidential ah oo ay dadku toos u soo doortaan madaxweynaha dhanka kalena ku dooddo in heer qaran markay joogto dawladnimadu tahay parliamentary oo ah in shacabku doorto xildhibaano matalaya xisbiyo kala duwan hadhoowna xildhibaanadu doortaan madaxweyne iyada oo shaqada fulintuna ay wadi doonto xukuumadda oo uu hoggaaminayo ra’iisul-wasaare. Waa tallaabo fiican in Puntland ay iska saxdo is-diidadaas sida fudud uga xiri karta gabayga.
#Puntland ayaa nidaamkeeda dowladeed dib ugu celisey 'Baarlamanteri' iyada oo Golaha Wasiirradu meelmariyeen Xeerarka Doorashooyinka oo ay ku jirto in nidaamka PL lagu celiyo Baarlamanteri [Madaxweynaha waxa dooranaya Baarlaman ka yimi dadweynaha]. Kalfadhiga Baarlamanka oo berri furmaya ayaa la horgeynayaa wax-ka-beddelkan oo u baahan waafajinta Dastuurka oo isagu jidaynaya Hannaan Madaxweyne, iyada oo lagu in wax-ka-beddel kooban oo waafajin ah lagu sameeyo Dastuurka PL. Puntland ayaa dooneysa in doorashada soo aadan ay ku gasho hanaan qof & cod ah oo dadweynuhu dooranayaan Xildhibaannada oo iyana sii dooran doona Madaxweynaha 2029, tani oo ah hanaanka guud ee uu dhigayo Dastuurka KGM ee 2012 & kan cusub ee #Somalia.
1
1
642
RT @HillaryClinton: As a World Cup host, the U.S. shouldn't be flippantly barring officials from entering the country to do their jobs. I…
6,095
Abdusalam Salwe retweeted
My two cents: I have been covering Somali politics and security for 35 years now. Whenever Somalia has political crises and difficulties, most of its elites tend to blame foreigners for the majority of the shortcomings - from Boutros Boutros-Ghali and Egypt, to Ethiopia and Meles Zenawi, Italy and Bettino Craxi, Mohamed Sahnoun, Mahiga, Turkey, and the UAE. I’m not saying all foreigners are blameless, but Somalis should also look at themselves in the mirror. Somalis are front and center in their own challenges, and only they can overcome them. Some helpful actors were maligned and eventually forced to completely abandon Somalia. We are seeing it happen all over again, time and again, over the years. We know who they are. If you don’t know, read the history. You can’t stop foreigners from pursuing their own national interests - that is not in your hands. But you can solve your own problems, because that is in your hands!
47
117
420
36,275
RT @OmarSharmarke: Déjà vu all over again. All sides must exercise maximum restraint and ensure that the intended protest proceeds peaceful…
10
Abdusalam Salwe retweeted
Mogadishu Needs Peace The conflict between the government of President @HassanSMohamud and opposition forces has no military solution. Tonight, gunfire is raging near the residences of former President @HESharifShAhmed and former Prime Minister @HassanAKhaire. This is unacceptable, and it is the responsibility of @HassanSMohamud and @HamzaAbdiBarre to de-escalate. They must also accept that their term has ended and that they must negotiate with the opposition, just as President Mohamud demanded and secured in 2021/2022 when the mandate of his predecessor, former President @M_Farmaajo, ended. The worst thing a man can do is try to impose on others what he himself refused to accept, particularly when it was not long ago and remains fresh in everyone’s mind. We know that tomorrow, or within a week’s time, Western diplomats in Mogadishu and their capitals will threaten these politicians and their henchmen with sanctions, and suddenly everyone will rediscover the virtues of mediation, compromise, and consensus. Sadly, that realization will come only after blood has been shed and young Somali boys have died in a conflict that was both unnecessary and avoidable. The irony is that Somalia has seen this irrationality before. On 25 April 2021, amid the crisis triggered by the extension of President Farmaajo’s mandate, former President @HassanSMohamud accused government forces of attacking his residence and warned about the dangers of politicizing security. He declared that Farmaajo was responsible for the consequences. (See the reporting by the Turkish newspaper Daily Sabah. 👇 dailysabah.com/world/africa/… Tonight, many of the same accusations are being made by president HSM’s former political peers, who have now become his opponents. That is precisely why this crisis must be resolved through negotiation, compromise, and consensus before more Somali lives are lost.
2
8
19
2,347
Congratulations saaxiib! A well deserved recognition! Horta waagii maxaa lagu taray?
I got a peer-reviewed, original theory on the nexus between climate change, corruption, and migration published today in a prestigious international journal. Modest reaction. I’m certain that if I’d slandered a politician and his family members or trashed a major religion, God forbid, the internet would have exploded. That tells you everything about how ailing our public discourse is. #ForTheRecord
1
693
Abdusalam Salwe retweeted
Golaha Wasiirrada #Somalia ayaa maanta meelmariyey in loo tartamo xilalka Agaasimayaasha-guud, Agaasime-waaxeedyada ilaa Shaqaalaha Rayidka iyada oo meesha laga saaray magacaabistii ku salaysnayd nidaamka qabiilka ee 4.5.
2
1
15
2,588
Waa tallaabo dalka u fiican waase marka uu process ku daalacan yahay. Taasaa adkaan doonta sidii loo xaqiijin lahaa. Macnaha waa in uu dalku ka jiro Han aan caddaalad oo la isku halleeyn karo oo ay dadku ogyihiin in isla-xisaabtan Jiri doono.
Golaha Wasiirrada #Somalia ayaa maanta meelmariyey in loo tartamo xilalka Agaasimayaasha-guud, Agaasime-waaxeedyada ilaa Shaqaalaha Rayidka iyada oo meesha laga saaray magacaabistii ku salaysnayd nidaamka qabiilka ee 4.5.
1
1
3
974
Abdusalam Salwe retweeted
BREAKING: Intense gunfire erupted in #Baidoa on Monday, originating from the city’s livestock market, as reports indicate fighting between #Somalia's federal troops and Southwest state army.
7
13
2,994
Abdusalam Salwe retweeted
Koonfurgalbeed: Dowladda Federaalka ayaa saacadihii u danbeeyey ciidamadii u badnaa ku sii wadda Baydhabo, halkaasi oo ay dooneyso in ay ka hortagto Doorashada Dadban ee uu qabanayo Mw Laftagareen, sida uu sheegey Wasiirka Xannaanada Xoolaha JFS, Xasan Eeley oo isaga & mas'uuliyiinta kale ee DFS ay isku uruursadeen degmada Buurhakaba: "Talada KGS ma haysan karo Laftagareen keligii, ciidamada iska soo daba dhacaya isaga ayey tallaabo sharciya ka qaadi doonaan." Guddoomiyaha Baarlamanka KGS, Cali Fiqi oo mar kale sharraxan ayaa muujiyey heerka xaaladdu taagan tahay: "Ciidamada Gorgor oo ay la socdaan saraakiil & hubkii laga heley dowlaha caalamka ayaa la sheegay in ay u socdaan dhanka Baydhabo, ujeeddadu waxay u muuqataa in la tuuro Mw Laftagareen, taas oo khatar gelin karta in xaaladdu isu beddesho iska hor imaad furan." Doorashada KGS ayaa qorshaysan inay qabsoonto todobaadkan, DFS-na waxay qorshaysay in ay isla todobaadkan gasho Baydhabo — waxa dhici kara waxa ay ku xidhnaan doontaa waxa ay yeelaan ciidamada nabad ilaalinta u jooga dalka ee Itoobiya oo iyagu ilaaliya Garoonka Diyaaradaha & Madaxtooyada Baydhabo. ▪︎Baydhabo waxay go'aamineysaa jihada dalka maadaama ay ka soo baxaan xildhibaannada u badan dalka; DFS, mas'uuliyiinteedu waxay u arkaan ka-hortagga Doorashada Dadban ee Laftagareen in ay tahay ka-hortag Doorasho Dadban oo dalka ka qabsoonta & kuraasta deegaannadaas oo aada mucaaridka, Mucaaridka oo mar horeba la safray Laftagareen waxay u tahay doorashadii Dadbanayd oo bilaabatay & tareenkii DFS oo ka joojiyey. #MohamedSalh #Somalia #KGS
1
5
16
2,778
Abdusalam Salwe retweeted
Hon. @Odowaa is someone I have known for over three decades. Although we stood on different sides, he within the ruling party and I in the opposition, I have always regarded him as a man of principle. Today, through his decision to resign from the position of Secretary General and his membership in the ruling Justice and Solidarity Party, he has reaffirmed that integrity and reputation stand above position and office. His decision reflects courage, clarity, and a profound sense of responsibility. I commend my longtime friend for making a principled and courageous choice. In a political climate where silence is often rewarded and truth comes at a cost, choosing conviction over convenience is never easy. This is not just a personal step it is a moral statement. It reminds us that leadership is not about clinging to office, but about standing firm on values—even when it means walking away. I hope others will find the courage and conviction to act in accordance with their conscience. One cannot claim true political leadership without placing principle above personal interest. Moments like these are when respect and credibility are earned when it becomes clear that values, not positions, define leadership. We stand at a critical political crossroads, where the future direction of leadership will be shaped.
12
26
130
12,462
Abdusalam Salwe retweeted
#Somalia: Xoghayihii-guud ee xisbiga xukuumadda Federaalka ee JSP, Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu ka tegey xisbigaasi, isaga oo sheegey in uu ka soo horjeedo; Dhammaystirka Dastuurka & Doorashooyinka qof & cod oo uu sheegey in aan loo dhammayn Waa mas'uulkii labaad oo ka taga JSP ka dib Mw Laftagareen oo ahaa ku-xigeen.
1
4
25
2,821
RT @Aynte: Today, my dear friend and senior MP @Odowaa resigned from his position as a Secretary General of the ruling party JSP, citing fu…
16
1
Abdusalam Salwe retweeted
#Somalia: Koonfurgalbeed ayaa rasaas la beegsatay diyaarad siddey wefti ka socda Dowladda Federaalka xilli ay ka degi la haayeen degmada Waajid. DFS ayaa awood ciidan gaysay deegaanno badan ka tirsan Baay, Bakool & Shabeellaha-hoose, iyada oo siyaasiyiinta DFS ee KGS oo maanta Buurhakaba ka hadlay sheegeen in ay geleyaan Baydhabo. Mw Laftagareen ayaa isagu guda-galay doorasho Dadban isaga oo xidhay caasimadda Baydhabo.
3
14
2,210
#Somali politics is so predictable that there is a sense of Dejavu with every political development. Maalmuhu isu ekaa! ما اشبه اليوم بالامس
5
15
6,072
Abdusalam Salwe retweeted
#Somalia: Khilaaf-siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka & #Koonfurgalbeed ayaa soo shaac baxay, iyada Madaxweyne Laftagareen aanu weli soo dhoweyn dhammaystirka Dastuurka iyo doorashooyinka qof & cod. Siyaasiyiinta kGS ee ku jira DFS ayaa qaybtood ka soo horjeeda maamulka Laftagareen, halka qaar kalena difaacayaan sida Senator Adam Abdinaasir oo leh: "Jubbaland & Puntland waxay ka digeen ayaan aragnay..."
8
12
2,660
Abdusalam Salwe retweeted
𝐏𝐫𝐞𝐬𝐬 𝐒𝐭𝐚𝐭𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐗𝐀𝐐𝐒𝐎𝐎𝐑 𝐏𝐀𝐑𝐓𝐘 𝐖𝐄𝐋𝐂𝐎𝐌𝐄𝐒 𝐓𝐇𝐄 𝐎𝐔𝐓𝐂𝐎𝐌𝐄 𝐎𝐅 𝐓𝐇𝐄 𝐂𝐎𝐍𝐅𝐄𝐑𝐄𝐍𝐂𝐄 𝐅𝐎𝐑 𝐓𝐇𝐄 𝐃𝐄𝐅𝐄𝐍𝐒𝐄 𝐎𝐅 𝐓𝐇𝐄 𝐂𝐎𝐍𝐒𝐓𝐈𝐓𝐔𝐓𝐈𝐎𝐍 Xaqsoor Party welcomes the communiqué issued by the Conference for the Defense of the Constitution, held on February 27 in Mogadishu. Xaqsoor Party has repeatedly reiterated its position regarding the unlawful amendments that the Somali government is making to the Provisional Constitution. The Constitution that Somalis provisionally adopted is the one approved in 2012. Any change made to that Constitution completely disregards the procedures clearly outlined in the lawful constitutional framework. Furthermore, Xaqsoor Party concurs with the Conference for the Defense of the Constitution that the constitutional term of Somalia’s Parliament ends on April 14, and that of the President ends on May 15, 2026. On the other hand, Xaqsoor Party adds its voice to the call for the immediate holding of elections in the Federal Member States whose terms have expired, in accordance with the legitimate 2012 Constitution. Finally, Xaqsoor Party welcomes the call for the upcoming national conference intended to deliberate on how to rescue the country from the political uncertainty. ###END###
4
2
999
#Puntland! The hidden secret of the #HornOfAfrica.
1
2
20
3,265