Chartigan la dhaho {time price opportunity} aa ka heleysid trading view dad badan ma isticmaalaan Laakin Waa very simple chart oo straight away ka ogaanayaysid POC point of control,VAH value area high, iyo VAL, value areas low, faaidada ay leeyahay ayaa ah toos adoo meel kale Aadin sida CoinGlass ayaa arkeysaa, meesha xiisuhu joogo, tusaale chartigan hoose SEI markaa fiirisid POC area waxaad arkeysaa meelo qaas ah, oo mar walba uu dhaafo inuu soo laabto, waxaad u isticmaali kartaa as price resistance sidoo kale VAL markuu gaaro as support waxay u badan tahay inuu suuqa soo laabto.