Marka hore, waxaan u dirayaa hambalyo farxadeed oo ku aaddan qalinjibinteeda Jaamacadda SIU. Marka xigta, waxaan bogaadinayaa in wax la akhriyo, la jeclaado waxbarashada, lana dhiirigeliyo dhaqanka wax akhrinta (reading culture).
#ReadThinkLead
Waa sawirkii sanadkan ugu quruxda badnaa ee aan arko, markaan dib u eego ardaydii qalinjabisay. Runtii ahaantiina si gaar ah ayuu ii soo jiitay.
Halkan waxaa ka muuqda buugaag tiro badan oo wax lagu soo baranayey muddo 6 sano ah.
Threads: 1/1