EngZahra Abdikarim Ibrahim oo ah founder Sostec TechnologyProvider iyo macalimad ay Reer Mogadishu aad wada yaqaanan ayaa dowlada Hassan Sh afduubatay . 24s ayay ku haystaan dambi la’aan ayagoo ku haysta Walalkeed oo baadi goobayeen. Waa hoyo ilmo nuujinausay oo lagu haysto xabsi